Suuqyada kalluunka Kismaayo oo laga dareemayo Kalluun yari.

0
467

Kisamaayo(Idaacadda Waamo)Dabaylaha ka kacay Badweynta Hindiya ayaa Sababay in ay Kallumeysatada Gaari waayaan goobaha ay horay ooga soo jilaban jireen.

Idaacada waamo ayaa Booqatay  suuqyada lagu iibiyo kaluunka kismayao waxaana ay kalluumeysatada inoo sheegeen in ay dabeylahu sababeen kalluun yari waxaana jira kalluun yar oo suuqyada la keeno hase ahaate ay jiraan noocyo badan oo kaluunka aha oo aan oolin suuqyada kalluunka kismaayo.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here