Golaha Wasiirada Puntland oo ansixiyey Xeerka Dugsiyada Qur’aanka.

0
521

Garawe(Idaacadda Waamo)Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Maanta oo Khamiis ah shir Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada.

Shirka ayaa looga hadlay Arrimo ay kamid yihiin Amniga, Shirkii Dib-u-eegista Waxbarashada, Mashaariicda Horumarinta Degmada Qandala iyo Shirkii Degmooyinka ee ka qabsoomay Boosaaso.

Wasiirka Warfaafinta Puntland ayaa sheegay in Kulanka Maanta ansixiyay qodobo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Istaraatijiyada Wacyigelinta iyo Xeerka Dugsiyada Qur’aanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here