Kismaayo(Idaacadda Waamo)Tababarkaan oo socday Muddo Saddex Cisho ah ayaa Waxaa loo Qabtay bahda Garsoorka & Xeer ilaalinta Jubbaland Waxaana lagu barayay ilaalinta xuquuqda aadanaha,maamulka iyo Cadaladda.
Tababarkan ayaa waxaa soo qaban-qaabisay hay’ada UNSOM waaxda xuquuqda aadanaha waxaana tababarkan sare loogu qaadayay aqoonta Bahda garsoorka & xeer ilaalinta jubbaland.
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaaariyay.