Hay’ada dhulka Jubbaland oo ka warbixisay waxyaabihii u qabsoomay intii la aas aasay.

0
463

Kismaayo(Idaacadda Waaamo)Xoghayaha guud ee Hay’ada dhulka Jubbaland Xassan Cabdullahi Cumar Karate oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta ayaa warbixiyay tan iyo xiligii uu magacaabay madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland waxa u qabsoomay.

Cabdiraxiim Deeq Muuse,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here