Kulanka Kooxaha kubadda Cagta heerka 1-aad ee Jubbaland oo Kismaayo ka Furmaya

0
422

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Ciyaarta Ku badda Cagta Waxaa ay ka qayb qaadataa is dhexgalka bulshada gaar ahaan is dhexgalka dhalinyarada .

Waxaa dhawaan la filayaa in Garoonka Waamo Stadium ee Magaalda Kismaayo  uu Ka furmo Tartanka kubadda Cagta Jubbaland, Kaas oo ay ka qayb gali doonaan lix kooxood oo u diwaangashan Xiriirka kubadda Cagta Jubbaland.

Ciyaar tooyda Ka qayb galaya Tartanka furmi doona ayaa kujira diyaar Garowgii ugu danbeeyay.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here