Gabdhaha waxbarta oo kusoo badanaya Deegaannada Jubbaland.

0
354

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Gabdhaha ku nool Deegaanada Jubbaland gaar ahaan Magaalada Kismaayo ayaa ah kuwa u tagan Sidii ay Waxbarashadooda sare ugu Qaadi lahayeen.

Iyadoo waqtiyadii hore aysan Gabdhahu  Ku Badneen Goobaha Waxbarashada Taas oo Sababtay Caqabado  ay dhanka Waalidka Kala Kulmayaan.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here