Qaar ka mid ah Xildhibaanada Jubbaland oo ku baaqay in wax laga qabto Baahiyaha Deegaanka Cadalla Biroole.

0
428

Cabdalla Biroole(Idaacadda Waamo)Deegaaanka Cabdalla Biroole ee Gobolka Jubbada Hoose,Waxaa uu ka mid yahay Deegaanada Dhaca Galbeedka Magaalada Kismaayo .

Dadka ku nool Deegaanka Cabdile Biroole  waa xoolo dhaqato  waxaana Noloshooda ku Gadaaman Duruufo kala duwan  kuwaas oo ay kamid yihiin  in aysan si Wanaagsan u helin adeegyada aas-aasiga uh nolosha  Aadanaha  sida  Biyaha,Caafimaadka iyo waxbarashada.   .

Xildhibaano ka tirsan  Baarlamaanka Dowlad Goboledka Jubbaland  oo deeganka  safar shaqo Ku tagay  ayaa u kuur galay xaalada Dhabta ah ee ay ku nool yihiin dadka Deegaanku.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here