Wasaaradda dhalinyarada & ciyaaraha Jubbaland oo tababar u furtay Guddiga doorashada guddoonka dhalinyarada Jubbaland.

0
312

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Tababarkaan oo socon donna mudo saddex maalmood ah ayaa waxaa loo qabtay Guddiga doorashada guddoonada dhalinyarad Jubbaland.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda dhalinyarad & Ciyaraha Jubbaland oo tababarkan furay ayaa shegay in xubnaha guddiga la bari doono Casharo kusaabsan Qaabka ugu wanaagsan ee loo Qabto Dorashooyinka.

Iidle Aadan Maxamed ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here