Maamulka Gobolka Jubbada Hoose oo Ka warbixiyay Mashaariic horumarineed oo Dhawaan laga Hirgaliyay Meelo Gobolka.

0
336

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Dhawaan ayay ahayd markii Mashruuca Baxnaano oo ah mashruuc loogu talogalay in ay ka Faa’iidaystaan Dadka danyarta ah Laga daah furay Magaalada dhoobley .

Hadaba Gudoomiyaha Gobola Jubbada Hoose Cabdirashid Cabdulaahi Cali Gooni oo mashruuca Daah furay xilli uu Safar shoqo ku joogay Magaalada Dhoobley  ayaa Ka warbixiyay muhiimada uu mashruucan u leeyahay bulshada loogu tala galay Mashruucan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here