Dufcadii 3-aad oo ka qalin jabisay Mac-hadka Imaamu shaafici ee Magaalada Kismaayo.

0
453

Kismaayo(Idaacada Waamo)Xalfadan oo aheyd ay ku qalinjabinayeen ku dhawaad 100 arday oo isugu jiro wiilal iyo gabdho islamarkaana culuumta kala duwan ka bartay mac-hadka imaamu Shaafici ee magaalada kismaayo.

Munaasabadda waxaa ka soo qeyb galay masuuliyiin kasocoto Wasaaradda caddaalada Garsoorka iyo arimaha diinta Jubbaland qaar ka mid ah maamulada iskuulada kismaayo, maamulka iyo ardayda mac-hadka.

Iidle Aadan Maxamed ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here