Maamulka deegaanka Buurdhuubo oo daawo iyo qalab Caafimaad gaarsiiyey Isbitaalka deegaankaasi.

0
397

Buurdhuubo(Idaacad Waamo)Isbitaalka buurdhuubo ayaa waxaa la gaar siiyey deeq iskugu jirto daawo iyo qalab kaas oo loogu tala galay in bulshada deegaanka xaaladooda caafimaad wax looga qabto iyado isbitaalka mudo dhowr sano ah uu san shaqeeenin maadaama ee hay’adii gacanta ku heysay ay gabi ahaamba joojisay  deeqihii isbitaalka ay gaar siin jireen.

Qeylo dhaan iyo baaqyo kala duwan ee sameeyeen maamulka degmada iyo bulshada ayaa waxaa suura gashay in qaar ka mida hay’adaha samafalka ay daawo iyo qalab gaar siiyaan isbitaalka.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here