Bahda waxbarashada Jubbaland oo Baaq u diray bulshada Soomaaliyeed maalinka waxbarashada aduunka.

0
342

Kismaayo(Idaacada Waamo)Dunida ayaa xusta sanadkasta  maalinka waxbarashada caalamiga ah ee 24-kii January taas oo ay ku dhawaaqday Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.

Malinkan aya bahda waxbarashad waxey ooga duwan  Tahay maalaha kale maadama ay si gaar ah u khusayso bahda waxbarashada.

Deegaanada Jubbaland ayaa laga dareemayaa kobac dhanka wax barashada ah sanadihii ugu dambeeyay.

Iidle Aadan Maxamed ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here