Kismaayo(Idaacada Waamo)Af-hayeenka Dallada Nabadaynta Haweenka Degmada Kismaayo Cadar Ismaacil Juraati ayaa ku baaqday in Dhalinyarada lagu wacyigaliyo Sidii ay uga qaayb qaadan lahayeen Dib Ushiska dalka.
Waxaa ayna dhalinyarada ku baraarujisay in ay ka waantobaan u hanqal taagista wadamo kale ayna Aminaan in wadankooda ay wax ka qabsan karaan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa waxbixintan inooga diyaarisay.