Munaasabad lagu daah-furayay dugsiga hoose,dhexe iyo sare ee Tawakal oo lagu qabtay magaalada kismaayo.

0
336

Kismaayo(Idaacada Waamo)Munaasabadaan oo aheed mid loo soo  agaasimey si heer sare ah islma maarkaana lagu shacinayay daahfurka iskuulka hoose,dhaxe iyo sare ee Tawakal oo ah mid loo dhisay si heer sare ah leh na qeybo kala duwan oo ardayda ay wax ku bartaan Sida Qeyb Jiif ah iyo qeyb ay ardayda wax ubaranayaan si malinle ah.

Munaasabada daahfurka waxaa goob joog ahaa masuuliyiin kasocoto Wasaaradda waxbarashada Jubbaland waalidiin, mamulka schoolka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Iidle Aadan Maxamed ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here