Dadka ka shaqeeya Kabo tolista oo Dowlada ka codsaday garab istaag.

0
407

Kismaayo(Idaacada Waamo)Xirfada kabo tolista oo ah mid ay noloshooda ku maareeyaan qaar ka mid ah dadka aanan helin fursado kale oo ganacsi ayaa waxaa ay qeyb ka yihiin hormarka dhinaca soo kordhinta agabyo bulshada muhiim u ah.

Qaar ka mid ah dadka ku shaqeysta xirfada Kabo tolista ee magaalada Kismayo ayaa kawaramay habka ay u sameeyaan iyo waxyaabaha ay ka sameeyaan Kabaha.

Cabdiraxiim Deeq Muuse ,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here