Kismaayo(Idaacada Waamo)Wasiirka Wasaradda ganacsiga iyo warshadaha dowlad goboleedka jubbaland ayaa kahadlay waxyabihii uqabsomay sanadkii tagay iyo qorshayasha sandkan Cusub ee 2020
Wasiir Cabdinuur Cali Aadan, ayaa sheegay in ay jiraan qorshayaal guuleystay oo ay qaaday wasaaradda ganacsiga Jubbaland
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.