Dadka ku nool Xerada Kabaasa Degmada Doolow oo ka cabanaya xaalad nolol xumo.

0
356

Doolow(Idaacada Waamo)Iyadoo muddooyinka ugu dambeeye dalka ay ka jireen Abaaro soo noq-noqday iyo Colaado sokeeya ayaa arintaasi waxa ay sababtay barakac.

Hadaba Dadka barakacaaysha ah ee  ku nool  xerada Kabaasa ee duleedka Degmada Doolow ayaa ka cabanaya xaalad nolol xumo  oo ay ugu darantahay  cuna yari iyo biyo la’aan, waxa ay codsanyaan in gar-gaar deg dega lala gaadho.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here