Beeraleeyda degmada Godobjiiraan oo ka cabanaya bacaad kusoo rogmaday beeraha

0
14

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Masuuliyiin ka tirsan degmada Godobjiiraan ee Gobolka Nugaal iyo qaar kamid ah Beeralayda Degmadaasi ayaa Ka cabanaya bacaadka guur guura iyo biya la’aan caqabad ku noqday wax soo saarka beeraha ku yaalla deegaanada hoos yimaada Degmada.

Juweyriyo Hassan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here