Iskaashatada Beeraleeyda Jubbaland oo garab istaag ka helay Wasaaradda Beeraha Jubbaland

0
12

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland waxay si weyn ugarab istaagtaa beeraleyda kunool deegaanada Jubbaland, waxay ka taageertaa sidii ay beerahooda tacab fiican uga soo saaran lahaayeen.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here