Maamulka Dagmada Kismaayo oo Shaaciyay Waqtiga la bilaabi doono dhismaha wadooyinkii hore ee xaafadaha Magaalada

0
12

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubada Hoose ayaa waxa kasocda Mashaariic Kaladuwan kuwaas oo lagu hormarinaya Bilicda iyo Kabiyaasha Bulshada Muhiimka u ah Sida dhismaha Waddooyinka Waxana Meel gebageba maraaya Wijiga Labaad ee dhismaha wadooyinka.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here