Kulan looga hadlaayay caqabadaha haweenka ka haysta ku biirista Ciidanka booliska oo lagu qabtay Kismaayo

0
15

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa lagu qabtay kulanka wadatashiga ee lagu xoojinayo doorka haweenka ee ciidamada booliska Jubbaland.

Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here