Kismaayo oo laga dhagax dhigay Wajiga labaad ee Mashruuca biyo galinta Magaalada.

0
500

Kismaayo(Idaacada Waamo)Dhagax-dhiga Mashrucaan Waxaa Goobjoog ahaa Wasiirka Wasaaradda Macdanta Tamarta iyo Biyaha Dowlad Goboleedka Jubaland Wasiirka Wasaarada Degaanka iyo Dalxiiska Jubaland Gudooniyaha Dagmada Kismaayo Agaasimaha Arimaha Bulshada Gobolka Jubada Hoose Madaxa Mashruuca Biyo Galinta Shirkada Biyaha Jubba iyo Masuuliyiin Kale.

Iidle Aadan Maxamed ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here