Haweenka Kismaayo oo logu baaqay inay waxbarashada xoojiyaan

0
20

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxbarashadu waa furaha horumarka bulsho kasta Marka haweenka la siiyo fursad ay ku helaan waxbarasho tayo leh, waxay noqdaan awood dhaqaale, mid bulsho iyo mid siyaasadeed oo horseed u noqda isbeddel togan’waxaana muhiim ah in Dal kasta oo doonaya inuu gaaro horumar waara  mudnaanta koowaad siiyo waxbarashada Haweenka.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here