Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Barkacayaasha kunool Magaalada Kismaayo ayaa waxaa qaarkood la siiyay guri ay kunooladaan iyadoo logu faaiidenaayo Barnaamijka xaalaka waara oo dib u dajin logu sameenaayo barakacayasha kunool Xafaadaha kale duwan ee magaalada Kisaamayo.
Guddoomiyaha hay’adda Barakacayaasha Jubbaland Cali Aden Cali oo aan ku mart qaaday Barnaamij gaar oo ka hadlay Xaalada ay ku sugan yihiin Barakacayaasha Jubbaland ayaa faahfaahin ka bixiyey barnaamijka guryaha xalalka waara ee loo dhisay qoysaska barakacayaasha ee ku sugnaa deegaanada dowlad goboleedka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.