Xarun loogu tala galay wax ka qabashada isbadalka cimilada oo laga hirgaliyay Afgooye

0
15
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaarada Deegaanka maamulka Koonfur Galbeed Mudane Diini Xaaji Cabdinuur ayaa Xariga kajaray Xaruunta xalinta Caqabadaha iyo isbadalka Cimilada oo laga hirgaliyey degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here