Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Jaamacadda Jubba, oo kaashanaya ururrada ardayda, ayaa qaban-qaabiisay kulan ciyaareed soo dhaweyn ah oo loogu talagalay ardayda cusub ee sanad-dugsiyeedka kusoo biiray jaamacadda Jubba
Kulankan, oo ka dhacay garoonka Dhuux ee Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay kulan ciyareed soo dhaweyn ah qeybaha kale duwan ardeyda ku soo biirtay Jamacadda Sanad dugsiyeedkan
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.