Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Jubbaland oo ka warbixiyay Siyaasada Dalxiiska

0
20
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Dawladda Jubaland Mudane Cabdifataax Maxamed Mukhtaar ayaa ka warbixiyay Siyaasada Dalxiiska Jubbaland.
Waayadii dambe waxaa soo badanaayey dhalinyaro badan oo sameynayo shirkado dalxiis kuwaas oo bulshada kunool deegaanada Jubbaland uga faa`iideyey iney udalxiis geeyaan goobaha qurxoon ee dalxiiska ee ku yaalo deegaanada Jubbaland.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here