Maamulka Shirkadda Doomaha ee SomMarine oo kawarbixiyay faa`iidada sameynta Doomaha

0
31
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirkadda Som-marine oo ah shirkad Sameysa doomaha noocyadooda kala duwan gaar ahaan doomaha dalxiiska ayaa howl galisay doomaheedii dalxiiska, shirkada oo ay leeyihiin ganacsato kasoo jeedo deegaanada Jubbaland.
Eng Qeys Cabdiraxmaan oo ah Maamulaha Shirkada Sameysa Doomaha ee SomMarine ayaa kawarbixiyay faa`iidada ay leedahay sameynta Doomaha isagoo sheegay in shirkadooda ay shaqo abuur usameysay dhalinyaro badan oo kunool deegaanada Jubbaland.
Awke Awil Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here