Bulshada Deegaanka Bariire oo codsaday wax laga qabto baahiyaha ka jira deeegaanka

0
14

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada kunool Deegaanka Bariire ayaa wajahayo dhibaato kala duwan oo ay kamid yihiin saameynta abaaraha, dagaalada iyo barakac, waxaana bulshada halkaasi kunool ay codsadeen in wax laga qabto baahiyaha kala duwan ee ay wajahayaan bulshada kunool Deegaanka Bariire.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here