Beeraleyda Jowhar oo walaac ka muujiyay saameeynta isbadalka cimilada

0
14

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Beeraleyda ku nool magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa ka cabanaya saameyn ballaaran oo ka dhalatay xaaladda is bed-beddesha ee Wabiga Shabelle.


Wabiga shabeelle oo ah laf-dhabarta nolosha beeraleyda gobolka Shabellaha dhexe ayaa mararka qaar biyo yaraada, halka marar kalena uu fatahaad sameeyo , taasoo keentay in wax-soo-saarkii beeraleydu si weyn hoos ugu dhaco.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here