Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowladda goboledka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulanka wadatashiga bulshada rayidka ee ku saabsan Qorshaha Horumarinta Dowladda goboledka Jubbaland ee shanta sano ee soo socota.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.