Wasaaradda Qorsheeynta Jubaland oo bilowday dadala bulshada looga talagilinaya Qorshaha Horumarinta Dowladda

0
26

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qorshaha Horumarinta Jubbaland ee Shanta Sane Soo socota ayaa ahmiyad uleh Horumarinta Dowlada Wanaga Dhib u dhiska iyo fulinta Masharicda kaladuwan ee Waxtarka u leh dowlad Nimada.

Wasaaradda Qorshaynta Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jubbaland ayaa wada dadala Bulshada Qeybaheda kala duwan looga tala gilinaaya Qorshaha Horumarined ee Shanta sano ee Soo socota.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here