Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa si weyn loo dareemayaa koror ku yimid qiimaha liin dhanaanta ee suuqyada magaalada Jowhar, taasoo saameyn ku yeelatay dadka deegaanka, gaar ahaan qoysaska danyarta ah.
Xaliimo Faarax ka mid ah ganacsatada Liin dhadhaanta ku iibiya Magaalada Jowhar ayaa ka warbixisay waxaa keenay sara u kaca ku yimid qiimaha liinta.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.