Bulshada Soomaaliyed oo logu baaqay inay ka faa’iidaystaan wax soo saarka xoolaha nool

0
19
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xoolaha nool waa laf-dhabarta dhaqaalaha iyo nolosha bulshada Soomaaliyeed.,Waxaa ayna muhiim u yihiin kobaca dhaqaalaha hadii horumarin lagu sameeyo si wanaagsana looga faa’iidaysto wax soo saarkooda.
Dhanka kale wax soo saarka kala duwan ee xoolaha nool sida Caanaha ,Hilibka   subaga iyo qaybo kale waxaa ku tiirsan bulshada soomaaliyeed intooda badan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here