Kismaayo(Idaacadda Waamo) Guddoomiyeyaasha Xafadaha Midnimo ee magaalada kismaayo ayaa kawarbixiyay doorka muhiimka ah ee ay ka ciyaaraan dadaallada lagu xakameynayo dhibaatada maandooriyaha guddoomiyuhu waxa uu xusay inay bulshada usameyeen wacyigelin loogu iftiiminayo khataraha laga dhaxlo daraagiska iyo sida ay u saameyso mustaqbalka dhalinyarada iyo guud ahaan deegaanka.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.