Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ayadoo ay horyay xaafadaha Magaalada kismaayo uga dhisnaayeen gudiyo kala duwan oo loo tababaray ka shaqaynta xalintada khilaafaadka bulshada dhexdeeda ah ayaa hadana Wasaaradda Cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Jubbaland waxaa ay tababartay gudiyo cusub oo lagu biirinayo kuwii horay u dhisnaa si loo yareeyo khilaafaadka bulshada.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.