Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada rayidka ayaa lafdhabar u ah hormarinta hirgilinta dhaman Qorshiyasha kaladuwan ee lagu hormarinaayo Dowlad nimada iyo dhib u dhiska dalka.
Gudomiyaha Daladda Bulshada Rayidka ah ee Jubbaland Cabdifataax Jalwa oo Kahadlay Qorshaha Horumarinta Jubbaland ayaa tilmaamay In door Muhiim ah ay Daladda Bulshada Rayidka ah ku leedahay hirgalinta Qorshaha Cusub ee Horumarinta Jubaland.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.