Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS ayaa xoogga saareysa sidii dhallinyarada Soomaaliyeed loogu abuuri lahaa fursado nololeed iyo shaqooyin rasmi ah, si looga hortago caqabadaha dhaqaalaha iyo rajo-beelka ku fidaya bulshada dhexdeeda.
Talaabadani waxay u muuqataa mid miro dhaleysa, maadaama Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ay shaacisay in dhowaan shaqooyin loo abuurtay dhaliyaro Somaliyeed loo abuuray shaqo abuur.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.