Xarun Waxbarasho oo laga Daahfuray deegaan hoos yimaado magaalada Gaalkacyo

0
11
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo ay weli jiraan kumannaan qoys oo ku barakacay gudaha Deegaanada dowlada goboleedka Jubbaland sababo la xiriira colaad, abaar iyo aafooyinka dabiiciga ah, ayaa waxuu Guddoomiyaha Hay’ada Qaxootiga  Jubbaland  uu faahfaahin ka bixiyay xaaladda nololeed ee haatan ka jirta  barakacayaasha ee deegaannada Jubbaland, isaga oo caddeeyay in ay weli jiraan baahiyo badan oo u baahan gurmad degdeg ah.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here