Wasaaradda Ganacsiga Jubbaland oo tababar u qabatay qaar kamida Ganacsatada yaryar

0
12

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland oo ay Wehliyaan Xubna katirsan Gollaha Wakiillada Jubbaland ayaa tababar lagu baranayay Kobcinta Ganacsiga yaryar ugu soxiray Magaalada Kismaayo 90 qof oo laga soo xulay 5 tuula oo kamid ah tulooyinka hoos yimada Degmada Kismaayo.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here