Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qaar ka mid ah haweenka magaalada Jowhar ee casimad hirshabelle ayaa si weyna uga faa’iideystay fursadaha ganacsi ee ka jira xaafadah, iyaga oo ka bilaabay ganacsiyo yaryar guryahooda taas oo wax ka beddeshay noloshooda dhaqaale iyo tan Qoys.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.