Kismaayo(Idaacada Waamo)Ololaha Bar ama Baro oo laga herliyay magaalada Kismaayo sanadkii 2017,kii ayaa waxaa ka faa’iideystay Haween badan oo markii hore aanan aqoonin sida wax loo qoro.
Cabdiraxiim Deeq Muuse ayaa warbixintan inooga diyaariyay.
Audio Player