Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dowlada gobolka Jubbaland oo kaashanaysa Hay’addaha caalamiga ayaa dhowrkii sano la soo dhaafay samaaysay qorshayaal dib u dajin loogu samaaynayo dadka barakacayaasha ah .
Deegaanka Loglow ayaana laga hirgaliyay guryaha xalka waara oo dib u dajin loogu sameeyay dad badan oo barakacayaal ku ahaa gudaha Magaalada Kismaayo.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.