Dhalinyarada wax kabarta Jaamacahadaha Magaalada kismaayo oo lagu dhiirageliyay barashada cilmiga Beeraha

0
40

Gobalka Jubbada Hoose ayaa  leh ilo dhaqaalo oo muhiima sida Beeraha Xoolaha iyo kaluumaysiga kuwaas oo an si sax ah looga faa’iidaysan madaama aan aqoon badan lolahaynisla markaana ayna ardayda dhigtaa jaamacaduhu aanay xooga saarin Barashada cilmo ku saabsan taas oo hoos udhigaysa kafaaidaysiga khayraadka cegaaga Gobalka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here