Jaamacadda Ganaane ee magaalada Baydhab oo lagu soo kordhiyey Kulliyada Shareecada Islaamka

0
11

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Jaamacaada Ganaane ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa qeybta kuliyadda Shareecada iyo Qaanuunka ku soo Kordhisay Waaxyo kale oo kamid ah Waaxda Garsoorka iyo Mabaadi’deeda, Waaxda Sharciga Madaniga iyo Ciqaabta, kuwaas oo muhiim ah Ardeyda barata Shareecada.

Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here