Shacabka Degmada Buur-Hakaba oo lagala hadlay horumarinta Nabada Buur-Hakaba

0
11

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Degmada Buur-Hakaba ayaa waxaa ka socda Kulamo iyo Howgala lagu Xaqiijinayo Amaanka islamarkaana Bulshada lagu Wacyigelinayo sidii ay Laamaha Amaanka ugula shaqeyn lahaayeen Nabadgeliyada iyo Horumarinta Bulshada.

Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here