Wasaaradda Caddaaladda Jubbaland oo ku baaqday in laga shaqeeyo horumarinta iyo ka Guul-gaarista caqabadaha Bulshada

0
23

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caddaaladda Dowladda Jubbaland ayaa ku baaqday in si wadajir ah loogu midoobo dadaallada lagu xalinayo caqabadaha ka jira bulshada, gaar ahaan kuwa la xiriira helitaanka caddaalad, wacyigelinta bulshada iyo xoojinta nabadgelyada.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Cadaalada Dowlada Goboleedka Jubbaland Cabdullahi Cabdiqaadir Aden Qaanuuni ayaa waxuu siyaabo kale duwan ugu warbixiyay caqabadaha jira iyo sidii loo hormarin lahaa Cadaalada Bulshada

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here