Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Jubbaland Maxamad Ibraahim Ogle ayaa si rasmi ah u daahfuray tababar aqoon is-weydaarsi ah oo loogu talagalay maamulka khilaafaadka dhulka ee Jubbaland.
Tababarka ayaa waxa Kaqeeb galay Masuliyiin katirsan Maamulka Dhulka Odayaasha Dhaqanka Dhalanyaro Haween iyo marti sharaf kale.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.