Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenkan oo markii hore shaqo la-aan ahaa ayaa fursado shaqo ka helay xarunta cilaan saarka iyo qurxinta dumarka ee Jigjiga taasi oo ku taalla Baladweyne.
haweenkan ayaa xarunta ka qabta shaqooyinka kala duwan oo aay kamid yihiin cilaan saarka iyo mak-upka wajiga.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.