Malmahii ugu danbeyay waxa tuulada nukaay ee duleedka magalada Jowhar Fatahaado ka gestay wabiga Shabelle, xaalada fatahaada oo markii hore ku bilaabatay xaalad yar ayaa markii dambe gaartay dhul baaxad leh taasi oo sababtay in ay barakacaan dadka deegaanka ku nool kuwaasi oo maciin biday in hooy ka raadsadaan tuulooyinka ku dhaw iyo meelaha taaga ah.
Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.